Bulshada Baydhabo Oo loogu baaqey dhameystirka Dhismaha Masjidka Nuurul Awal.

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda KGS Nur Sidow Baba ayaa kormeer ku tagay dhismaha Masaajidka Nuurul Awal oo ku yaala Xaafada Berdaale ee Magalaada Baydhabo

Masaajidkaan oo bilo kahor uu dhagax dhigay Wasiirka wasaaradda ayaa dhismihiisa maraya meel fiican iyadoo lagu wado masaajidka inlaga dhiso Sadex Dabaq.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here