Madax ka tirsan UNDP Oo booqdey Mashaariic ay ka fuliyeen Degmada Xudur.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Wefdi ay hogaaminayeen wasiirada Arimaha Gudaha iyo Amniga ee Koonfur Galbeed, qeybna ay ka ahaayeen Madax kasocotey Hay’adda UNDP Somalia ayaa gaarey magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalda mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud, Gudoomiyaha Gobolka Bakool iyo xubno katirsan maamulka Degmada, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa garoonka magaalda Xudur kusoo dhoweeyay.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here