Ciyaartoyda Kooxda Daarusalaam ku guuleysatay Baidoa Cup Oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtey.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Iyadoo Todobaadkaan la soo gebagabeeyey Tartanka ugu Xiiso badan ee BAIDOA CUP 2024 ayaa waxaa Xaflad dhiirogalin ah loo qabtey koxda kubada cagta Daaru-salaam oo sanadkii ugu horeysey ku guuleysata Tartankaan .

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka Isbootiska Koonfur Galbeed, Gudoomiyaasha kooxaha tartanka ka qeybgalay taageerayaal iyo marti sharaf kale oo xaflada lagu casuumey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here