Maamulka Degmada Bardaale Oo Hey’addaha ugu baaqey in dib loo bilaabo Gargaarka Bani’aadanimo

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay mudooyinkii ugu dambeysay ka jirtey Khilaafaad Bulsho iyo mid Siyaasadeed taas waxay sababtey in Hey’adaha Gargaarka halkaasi isaga tagaan islamarkaana uu joogsadey uu joogsadey Kaalmadii ay heli jireen kumaanaan Bulshada tabaaleysan eek u nool Baradaale

Gudoomiyaha Degmada Bardaale Mahamed Isaaq Caracase Oo Shir jaraaid ku qabtey Degmada ayaa ka hadlay Xaaladaha ay ku nool yihiin Bulshada isagoo sheegey in ay jiraan Xaalada adag oo ay wajahayaan kuwaas oo u baahan in wax laga qabto si loo badbaadiyo Noloshada dadka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here