Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo daah-furay Mashruuc lagu Horumarinayo Kalluumeysatada

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Daah-furey Mashruuca Badmaal ee Horumarinta kalluumeysiga Soomaaliyeed, kaas oo kor u qaadaya ka faa’ideystiga kheyraadka badda.

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furey Mashruuca Badmaal ayaa sheegay in ay ka faa’iidaysan doonaan kumanaan ka tirsan kalluumaysatada Soomaaliyeed, islamarkaana dib u dhis loogu samayn doono kaabayaasha muhiimka u ah kalluumaysiga dalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here