Howgal lagu baneynayo Guriyaha Wadooyinka soo galay Oo Bardaale ka Bilowdey

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Bardaale ayaa burburiyey guryo ay sheegeen in si sharci daro ah loogu dhisey Hareeraha wadooyinka oo uu Maamulka haatan ku wado dhismo iyo baraalin.

Degmada Bardaale ayaa waxaa ka socdey dhismayaasha wadooyinka, kuwaasi oo Maamulka sheegey in la gaarsiin doono dhamaan jidadka dhexmara Xaafadaha Degmada

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here