Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyay Magaalada Burco

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Dawladda Hoose ee Degmada Burco oo Daah-furay laba Mashruuc oo laga hir geliyay Magaalada Burco, kuwaasi oo ay ka mid tahay Mashruuca Qashinka

Dahfurka Mashruucaan waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka socotey Maamulka Dowlada Hoose, Gudiga Qandaraaska Soomaaliland iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here