Macahad lagu baranayo Luuqadda Englishka Oo Laga Dah-furey Magaalada Baydhabo

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Munaasabadaan oo aheyd mid lagu Dah-furaayey Xarun Cusub lagu baran doona luuqada Englishka oo ay soo kordhisey Jaamacada Horseed ee Magalada Baydhabo,Waxaa ka soo qeyb galey Mas’uuliyiin, Bahda Waxbarshada, Aqoonyahano, Waalidiin, Ardey iyo Marti Sharaf kale.

Uga horeyn qaar ka mid ah martadii ka soo qeyb gashey ayaa ka hadley muhiimada ay Ardeyda Magaalada Baydhabo u leedahay xaruntan Cusub ee ay soo kordhisey jaamacada Horseed.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here