Olole Nadaafadeed Oo laga sameeyay waddooyinka Gobolka Banaadir.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ololahaan oo ahaa mid ay iska kaashanayaan qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir ayaa ah mid looga tala galey in degmo kasta laga sameeyo ololahaan nadaafada ah, Waxaana qeyb ka ah haween aad u fara badan nadaafada lagu wadey laamiga Seybiyaano ilaa iyo isbitaalka Banaadir.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here