Kulanka Diyaarinta Istaraatijiyada bahda Cadaalada Oo ka dhacay Baydhabo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha garsoorka dowlada Koonfor galbeed somaaliya ayaa ku qabatay magaalada baydhaba kulanka Wadatashiga diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya.

Kulankan ayaa yoolkiisu yahay diyaarinta Istiraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2030.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here