Bandhiga Carwo Ganacsiyeedka Barako Oo Ka Furmay Magaalada Hargeysa.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Bandhiga Carwo Ganacsiyeedka Barako ayaa waxaa laga dahfurey Magaaalada Hargeysa taasi oo ay ka qeybgalayaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland

Bandhiga Carwadaan ayaa waxaa ay socon doontaa mudo Todobo Maalin ah taasi oo lagu soo bandhigo doono ganacsiyo kala duwan iyadoona dadka ka soo qeybgaya loo sameeyey Qiima dhimis iyo tijaabin nasiibkooda ah oo lagu gudoonsiin doono shey qali ah

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here