Shirkad soo saarta Qalabka Dhismaha Oo Laga daah-furay Muqdisho.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Daahfurka Xarunta Shirkada Caalimiga ah ee Makita ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ka Qeyb Galey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya Masuuliyiinka Socotey Hay’addaha Dowlada, Ganacasato Aqoonyahano Iyo Marti Sharaf Kale.

Shirkada Makita oo ah Shirkada laga Leeyahay Wadanka Jabaan oo In Badan Ka Shaqeyneysa Wadamada Caalamka ayaa Soo Saarta Qalbka Loo Adeegsado dhismiyaasha Guriyaha iyo Xafiisada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here