Dood-Wadaag ku saabsan Doorka Haweenka ay ku leeyihiin Nabadda Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani oo ahaa Dood Wadaag ku sabsanaa Arimaha nabada iyo Xalinta khilaafaadka Kaalinta ay ku Leeyhin Haweenka ayaa Waxaa uu lagu qabtay Magalada Baydhabo, kaasi oo u dhaxeeyay Hawenka Gobolka Bay.

Waxaana doodwadaaga ka qeyb-galay Haween, Dhalinyaro iyo Masuliiyin kala duwan ee Hogaanka Haweenka Degmada Iyo obolka Baay, Ayidoona Bulshada ka qeybgalay ah ay Su’aalo ku saabsasn Nabada weydiiyeen Masuuliyiinta Martida ku aheyd Dooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here