Horyaalka Baidoa Cup Oo La soo gabagabeeyey.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Garoonka Kubadda Caqta Dr Ayuub Studio ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Tartankii Ciyaaraha Baidoa Cup oo ka socdey Garoonka.

Kulankii Ugu dambeeyay ee Ciyaarta Tartanka Baidoa Cup ayaa u dhaxeeyay Kooxaha FC-Salaamey iyo FC-Daaru-salaam, kuwaas oo Saqaashankii daqiiqo ee Ciyaarta kala dhalin wax Gool ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here