Ardey Baratay Caafimaadka Oo Xaflad Loogu Qabtay Baydhabo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Xafladan ayaa loo qabtey ku dhawaad 120 Ardey oo dhameysatey qeybaha kala duwan Caafimaadka waxayna ka Aflaxeen Iskuulka Baidoa Medical Institute (BMI) iyagoo mudo soo dhiganaayey si hadafkooda u gaaraan.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiin,Madax ka socotey KG,bahda Waxbarashada iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo,si ay Ardeydan u dhiiri geliyaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War, ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here