Gaadiidka Xamuulka Oo Laga Mamnuucay isticmaalka bartamaha Laamiga Garoowe.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe ayaa sharuuc adag kasoo saartay Isku socodka gaadiidka waa wayn ee safarka ah iyo Gaadiidka dadwaynaha ee Mooto Bajaajta si loo yareeyo saxmada magaalada Caasimada ah.

Dowladda hoose ayaana wadooyinka iyo goobaha loo cayimay baabuurta ku dhajisay calaamado muujinaya astaamaha baabuurta iyo kuwii wadooyinka ee sharciyada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here