Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabadaan oo ujeedkeeda ahaa Dardar Gelinta Iyo Dhameystirka Wadadda Bacaado oo ay iska kaashanayaan Gudiga Guud degmada iyo Gudiga Xaafada Bacado ayaa Waxaa ka soo Qeyb Galey Gudoomiyaha Degmad Hargeysa, Xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshad.
Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir