Barakacayaal ku nool Xeryaha Jowhar oo Gargaar dalbaday.

0
7

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathy) Qoysaskan ku nool Kaamka Alle Suge Ee Magaalada Jowhar ayaa waxay ka soo Barakeceen Deegaano ka tirsan Degmadaasi oo ay uga soo barakeceen Fatahaadihii ku soo lalaabtey Deegaanadaasi iyo Colaado is biirsadey oo halkaasi ka dhacayey halkaasi taasina ay saameysey Noloshooda

Dadkan ayaa mudo ku noolaa Kaamkan ku yaala Jowhar iyadoo la daalaa dhacaayeen Noloshooda maalinta ah helitaanka Quudka baahiyaadka ugu badan ay qabaan ayaa ah Cuno yaraan Caafimaad Waxbarasho iyo Biyo Nadiif ahW

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here