Baydhowy(Raathiyow Arlaathy) Kulan sagootin iyo dardaaran ah ayaa Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Magaalada Muqdisho ugu qabatay sharci-yaqaanno ka tirsan howl-wadeennada Wasaaradda oo waxbarasho sare ugu baxaya dalka Turkiga.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Bahda Jaamacadaha Muqdisho, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday