Kulanka dardargelinta Mashruuc loogu gargaarayo dadka Barakacayaasha Oo Baydhabo ka dhacay.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo waxaa lagu qabtey kulan looga hadlaayey Dardargelinta Mashruuca (BRCIS) oo ah Mashruuc wax looga qabanayo Dadka Saamaynta ku yeelatay Abaaraha iyo Fatahaadaha

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda KG ayaa gudoomiyey Shirka oo intiisa badan diirada lagu saaraayey wax ka qabashada Dadka Saamaynta ku yeelatay Abaaraha iyo Fatahaadaha

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here