Sare u kac Laga dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqa Kismaayo

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqyada Kalluunka Kismaayo ayaa laga dareemayaa sara ukac balaaran ka dib markii ay maalmihii u danbeysey ay jireen daleylo taasi oo keentey in ay yaraato fursadihii kaluumeysiga bada.

Halkii Kiilo oo Kalluunka ah ayaa waxaa la kala siisanayaa 5 ilaa $6 dollar halka markii hore uu ahaa halkii Kiilo $3 Dollar, taasi uu muujineysa uu jiro farqi weyn oo u dhaxeeya Qiimaha hada iyo midkii hore ee kaluunka lagu kala iibsan jirey.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here