Dhalinyaro is xilqaantay Oo dib u dayactir ku sameeyay Laamiga Baladweyne.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan sida ay is xilqaanka ah ee lagu dhisaayo Wadada weyn ee Bartamaha Magaalada Baladweyne, ayaa waxaa bilowdey Dhalinyarada Magaalada maadaama ay wadada saameyn ku yeelatey Daadadkii Elino ee sanad ka hor dalka oo dhan ka dhacdey.

Marista Wadadan ayaa waxaa dhibaata xoogan ku qabey Bulshada iyo Gaadiidleyda Magaalada Baladweyne, taas oo tan iyo Xiligaas aysan helin wax dib u dayactir lagu sameynin ayna sii Burbureysa, si taas loogu hortago dhalinyaradan isu xilqaameen in wadadaan dib u dhisaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here