Xero Geela Lagu dhaqdo ku taala Baydhabo Oo loo dalxiis tago

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duleedka Magaalada Baydhabo Waxaa ku yaala Goob kala duwan ee Lo Dalxiis Tago misana lagu Soo Caano Cabo Xiliyada qaar goobahaasi Waxaa Dalxiis iyo booqasho u taga qaar ka Mid ah Mas’uuliyiin Dowlada qeybaha Kala duwan Ee Bulshada iyo Sidoo kale Dadyow Kale oo Dalxiis u yimaada Magaalada Baydhabo

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here