Shacabka Degmada Gaarisa Oo Biyo La’aan Ka Cabanaya .

0
17

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka Degan lix Xaafadood oo kamid ah Magaalada Gaarisa ayaa waxay wajahayaan Biyo la,aan saameyn ku yeelatey Noloshooda kadib markii ay wabigii biyaha uga imaan jirey uu gurey taasina ay caqabad ku noqotey Caruurta iyo Waayeelka ku nool Gaarisa

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Gaarisa oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in aysan xaaladaan Biyo la,aanta aysan u sii dulqaadan Karin maadama ay jiraan Qoysas badan oo aysan awoodin in ay biyo si maalin la ah u iibsadaan waxay Wasaarada Biyaha Gaarisa ugu baaqeen in baaqooda laga soo jabaabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here