Bulshada Magaalada Kismaayo Oo loogu baaqey dhireynta Wadooyinka

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo Warbaahinta la wadaagey qorshayaal ay wadaan ee ku aadan sidii loo Cagaarin lahaa Magaalada si kor loogu qaado Caafimaadka Deegaanka iyo Biicda. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay ku jiraan tartan islamaarkaana xusey in arintaasi loo istaago ay tahay mid muhiim ah

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa Shacabka Magaalada Kismaayo cumar Abadullahi maxamed ugu baaqey in looga baahan yahay qof iyo geed si loo helo magaalo cagaaran si ay Magaalada u noqoto goob loo dalxiis tago Wuxuu Gudoomiyaha intaas ku darey in ka maamul ahaan ay Hormuud ka ahaan doonaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here