Ardeyda Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Iskuulka Bardaale Oo la dhiiri geliyey.

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Iskuulka Degmada Berdaale Primary and secondary school ayaa Loo Qabtey Xaflad Isugu jirta Dhiirigalin iyo Abaal Marin Loo Saamyey Ardeydii Kaalimaha Hore Ka Gashey Imataxaanka Iskuulka Iyo Kuwii Kaalimaha ka Galey Imtixaanka Dowlada Ee Dusiga Dhaxe, Ayidoona ay Soo Qaban Qaabiyeen Maamulka Iyo Macalamiinta.

Xaflada ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galey Gudoomiyaha Waxbarshada ee Degmada Maamulka Iyo Macalamiinta, Waladiin Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here