Shirweynaha Labaad Bangiyada Iyo Maaliyadda Soomaaliya Oo Muqdisho ka Furmey.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo ah Shirweynaha labaad ee Bangiyada iyo Maaliyadda Soomaliya ee ka furmey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayaa waxaa diiradda lagu saaraya maalgashiga, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo talooyinka ku aaddan dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here