Maamulka Degmada Diinsoor Oo Hay’addaha u soo bandhigay Baahiyaha heysta Barakacayaasha.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Diinsoor waxay kamid tahay Degmooyinka ay ka jiraan dhibaatooyin fara badan maadama mudo ku dhow Taban sano aan wax Gaadiid Raashiin ah gaarin taasina sii adkeysey Nolosha Bulshada.

Wafdi ka socda Dowlada Goboleedka KG iyo Hey’addaha Samafalka ayaa waxay gaareen Degmada Diinsoor si ay u qiimeeyaan Nolosha Bulshada iyo Sidii wax looga qaban lahaa kadib markii Hey’addaha Samafalka joojiyeen gargaarkii ay halkaasi joojiyeen

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here