Tartan Suugaaneed Ka socday Degmada Sheekh Oo La soo Gaban gabeeyay.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Sheekh waxaa lagu soo gebagabeeyey tartan suugaaneed loo qabtey dhalinyarada Degmada taasi oo lagu abaalmarinaayey tartamayaashii tartanka ka qeybgalay

Xoghayaha Dowlada hoose ee Degmada Sheekh ,Abwaano , Fanaaniin iyo Maamulka degmada ayaa ka qeybgalay xaflada xiritaanka Tartan suugaaneedkaan waxaana la abaalmariyey dad gaaraya ilaa sedax qof oo guuleystey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here