Dood Wadaag Ku Saabsan Badqabka Wariyaha Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagan ayaa looga hadlayaa Badbaadada Saxaafada Xuriyada iyo la fududeeyo helitaanka Xogta Wariyaasha ay u baahan yihiin iyadoo aan lagu dhibaateyneynin iyo guud ahaan Horumarinta Wariyaha.

Dooda ayaa waxaa loo qabtey Wariyaasha iyo Ururada Bulshada Magaalada Baydhabo waxaana soo qaban qaabisey Dallada Radiyaasha Soomaaliya Ee SOMA ayna goobjoog ahaayeen Madax ka tirsan Wasaarada Warfaafinta KG Hogaanka Bulshada Rai’dka iyo Wariyaasha loo qabtey Dooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here