Qayb Cusub Lagu Soo Kordhinayo Saldhiga Degmada Xamar Jajab Oo la dhagax dhigey.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Saldhiga Degmada Xamar Jabab ee Gobolka Banaadir ayaa Waxaa Laga Dhagax Dhigey Xarun Gaar ah Oo Loogu Tala Galey In Lagu Soo Xiro Haweenla la Keena Degmada ee Eedeysaniyaalka ah Ka Dib Soo Jeedin ka Timid Teliyaha Saldhiga Kaasi oo uu la Wadaagey Maamulka Degmada Iyo Odayaasha Dhaqanka.

Dhagax Dhigaan ayaa ahaa Mid Looga Jawaabeyey Codsiga uu soo Jeediyey Teliyaha Salidhag Maadama ay Booskaani Baahiyadiisa ka Banaaneyd Saldhiga Degmada, Muhiimna ay Tahay In Haweenka La Siiyo Xarun u Gaar ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here