Joojinta dagaal Beeleed ka dhacay Deegaano Ka tirsan Galgaduud Oo lagu guuleystey.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dagaal Beeladyo dhawaanahan ka socdey Deegaanno u dhaxeeyay Degmada Cabudwaaq iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu guulaystay in la qaboojiyo.

Qaboojinta Dagaaladan u dhaxeeyay Beelo walaalo ah ee wada dega Degaanaas Ayaa waxaa ka shaqeeyay Odayaasha dhaqanka Deegaanka, Sarkiisha Ciidanka iyo Beelaha dega Magaalada Dhuusamareeb Ee caasimada Galmudug.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here