Bulshada Baydhabo Oo Soo dhaweeyey dib u furida Wadada Buundada.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii dib u dhis lagu sameeyey Buundada Weyn ee Isku Xirta Xaafada Onodka Iyo Suuqa Magalada Baydhabo oo dhibaata ka soo gaartey Daadadkii Elniino ee Saameeyey Goobaha Kaabayaasha dhaqaalaha inta uu dhismaha socday ayaa waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo Gaadiidka taas oo caqabad ku ahayd maadama wadooyin Ciriiri ah ay mari jireen.

Shirkada gacanta ku heysa dhismaha wadooyinka Baydhabo ayaa Waxaa dib u dayacatir ku sameysey Dhismaha Buundad.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here