Bulshada iyo Laamaha Amniga Wanlaweyn Oo ka Shirey Horumarinta Nabadda.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ku saabsanaa Arimaha Amniga ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Wallaweyn, kaas oo ay ka qeyb-galeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo Qeybha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here