Dhismaha Xarunta Iskaashatada Kalluumeysatada Degmada Seylac Oo la dhagax dhigey.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruntan ayaa ku shaqeyn doonta Wasaarada Kalluumeysiga Soomaaliland Gobolka Selel gaar ahaan Degmada Seylac iyo in ay ka shaqeyn doonto sidii qeyb uga qaadan lahayd Horumarinta Wax soo saarka Kaluunka Soomaaliland

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Ayaa Dhagax dhigay dhismaha xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha gobolka Salel iyo Xafiisyadda iskaashatooyinka Degmada saylac.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here