Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey Xarunta Carruurta Agoonta Degmada Afgooye.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Daryeel Bulsho ee ka Shaqeeya Caawinta Daryeelida Dadka ayaa Deeq Raashin ah Gaarsiiyey Carruurta Agoonta ah ee Ku Jirta xerada Agonta Gabdhaha Ex Kacaan ee Degmada Afgooye Maadaama ay Baahiyo kala Duwan u Qabeen Carruurta Deeqdaan la Gaarsiiyey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here