Wajiga Koowaad Naqshadeynta Degmada Guriceel Oo la soo gaban gabeeyey.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Mudooyinkan Degmada Guriceel ka socdey Naqshadeynta Magaalada sidii ay u heli lahayd Waadooyin Waasac ah kuwaas oo dhaxmara Bartamaha iyo Xaafadaha Magaalada iyo in la helo Goobo ku haboon in laga hirgeliyo Xarumo Bulshada loogu adeego.

Guddoomiyaha Degmada Guriceel Mudane Farah Abdi Mo’allim oo ka war-bixiyey halka ay marayso shaqadii naqshad saarista Magaalada Guriceel ee Master Plan-ka ayaa Xusey in wejigii labaad dhowaan loo gudbayo isaga oo u mahad celiyey dhammaan bulshadii taageerada u muujisay maamulka degmada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here