Barakacayaal Cusub gaarey Magaalada Baraawe Oo Dalbadey in la Caawiyo

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Boqol Kontan iyo Sideed Qoysas ah oo ka soo Barakacey degmada Sablaale ayaa gaaray Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose, kuwaas oo ku sugan Kaam ku yaala Degamada Baraawe.

Maxamed Aadan Maxamed oo ah Gudoomiyaha Kaamka Sablaale oo ay gaareen Dadka soo barakacey ayaa ka warbixiyey Xaaladda Qoysaskan ka soo barakacey Deegaanadooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here