Beeralayda Hiiraan Oo Cabsi ka qaba Fatahaada Webiga Shabeele.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mar kasta oo la gaaro Xili Roobaadka waxaa Bulshada ku dhaqan Deeganada uu maro Webiga Shabeele Ee Gobolka Hiiraan ayaa soo Foodsaarta cabsi ku aadan in uu sameeyn ku yeesho wax soo saarka Beeraha Deeganadaasi iyadoona hada dadka qaarkood weli aan weli ku dhiiran Abuurka Beeraha maadama Fatahaadu ay dhibaata gaarsiin karta

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here