Warbixin ku saabsan Doorka Haweenka Baydhabo ku leeyihiin Hormarinta Bulshada.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka Soomaaliyeed ayaa inta badan waxay ka qeyb qaataan Arimaha Horumarinta Bulshada Sida Waxbarashada Caafimaadka Ganacsiga dhaqaalaha iyo Wacyigelinta Waxyaabaha Muhiimka u ah Bulshada in ay sameysato si ay Horumar u gaaraan iyagoo ku jira Ururada ka jira dalka iyo kuwa ayagu u gaar ah

Hadaba Maxay tahay Doorka ay Haweenka qaadan karaan sidii ay u sii laba jibaari lahaayeen si Bulshada inteeda kale u gaarto Horumar caqabadaha jirana loogu gudbo maadama ay Haweenku yihiin laf dhabarka Bulshada,

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here