Kulan looga hadlayey ka faa’ideysiga Biyaha Oo lagu qabtey Hargeysa.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada horumarinta beeraha Soomaalinad iyo Ha’yadda Care ayaa Magaalada Hargaysa ku qabatay kulan lagaga hadlaayey ka faaidaysiga Biyaha yar ee dhibaca wax-soosaarka Beeraha.

kulankaan oo ay iska kaashanayeen Ha’yadda Care iyo Wasaarada horumarinta beeraha Soomaalinad ayaa inta uu socdey waxaa looga hadlay qaabka looga faaideysan karo Biyaha roobka waxaana kulanka ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Wasaarada horumarinta beeraha

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here