Xarun Lagu Barto Farsamada Gacanta Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad xarigga looga jaraayey xarunta Farsamada gacanta ee Blue SKY Technical Institute ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

Macadkaan ayaa waxaa algu baran doonaa Farsamooyinka Korantada iyo Makaanikada waxaa munaasabada ka soo qeybgalay Masuuliyiin ka socotey Wasaarada Tamarta DFS Masuuliyiinta Blue SKY iyo Marti sharaf kale

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here