Iskuulka Xanaanada Carruurta Degmada Sabawanaag Oo Deeq kala duwan la gaarsiiyey

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka Dib Markii Uu Gubtay Iskuulka Xanaanada Qoton-Wayne ee Degmada Sabawanaag ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa waxaa Hay’adda Udiyaar garowga Aafoyinka iyo Keydka Raashinka Somaliland Ay Gaadhsiisay Gurmad Deg-deg oo Deeqo Kala Duwan ah.

Deeqdan oo ay isugu jirtey Raashiin iyo Aqabyo kale ayaa waxaa Masuuliyiinta Degmada sabawanaag ku wareejiyay Isuduwaha Hay’adda Udiyaar garowga Aafoyinka iyo Keydka Raashinka ee Gobolka Maroodi jeex

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here