Deeq Gargaar ah Oo loo direy Degmada Awdheegle

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo uu dhawaan fatahaad ka geystay wabiga Shabeelle.

Gaadiidkaan ayaa wada gargaar loogu talagalay ilaa 5,000 oo qoys kuwaas sameen ka soo gaartay fatahaada wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Awdheegle tuulooyinka iyo degaannada ku xeeran.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here