Bulshada Magaalada Kismaayo Oo la barayo Tilmaamaha Qiimeynta Da’da Caruurta

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jubaland, ayaa Magaalada Kismaayo ka Dah-furtey Tababar Seddex maalmood socon doona oo ku saabsan Tilmaamaha Qiimeynta da’da iyo hababka kale ee ilaalinta Carruurta ee Jubbaland.

Tababarkan waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin Ka tirsan Maamulka Jubbaland Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS iyo Madaxda UNSOM.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here