Heshiis Nabadeed Oo laga gaarey dagaalo ay ka dheceen Deegaanka Docoleey

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Mamaulka Degmada Cadaado ayaa ku guuleystey in ay Xal ka gaaraan shaqaaqooyin ka dhax jirey Bulshada wada degan Deegaanada Ducoleey iyo Bandiiriley, kaas oo ku saleysneyd Baraakadaha Biyaha si ay Xoolaha uga waraabsadaan waxayna keentey in dhibaata ka dhalato deegaanka laga qodo Baraakadaha.

Kulanka lagu soo afjaraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada Cadaado, Taliyaasha Ciidanka Booliska iyo qeybaha kala duwan Bulshada Deeganadaas iyagoona lagu Heshiisyey in si nabad ha lagu wada noolaado wixii adeeg ahna loogu dambeeyo Maamulka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here