Kulan ku saabsan Horumarinta Xuquuqda Caruurta KG Oo Baydhabo lagu qabtey

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka KG ayaa ahaa wadatashi lala yeelanayo Ururada Bulshada Rayidka iyo Saraakiisha Dowlada, si loogu hadlo Xuquuqda iyo Sharciga Caruurta oo wada Wasaarada Haweenka.

Inta uu Kulanka socdo ayaa laga doodi doonaa sidii loo Horumarin lahaa Caruurta KG, dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Aqlaaqda, daryeelka iyo Amaankooda ka qeyb galayaasha ayaa la bari doona sidii ay wacyigelinta u gaarsiin lahaayeen Hoyooyinka iyo Caruurtooda meel kasta ay joogaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here