Laba Kooxood Oo Aan Wax Dhibco Ah Lumin 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Yurub.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Horyaalada Yurub ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo kooxo badan wacdaro dhigayaan ilaa haatan.

Kooxo badan ayaa muujiyay ka go’naanshohooda xilli ciyaareedkan iyaga oo si cajiib ah ku bilowday horyaaladooda.

Kaliya 2 kooxood ayaan ilaa haatan wax dhibco ah ku lumin horyaalkooda xilli ciyaareedkan ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Horyaalada ugu waaweyn yurub kaliya kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ayaan wax dhibco ah lumin.

Labada kooxood ayaa dhamaantood wada badiyay kulamadii ay ciyaareen ilaa haatan horyaaladooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here