Qoyska Bukaan ku Xanuunsan Isbitaalka Baydhabo Oo dalbadey In Caafimaad dibadda ah loo qaado.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Xasan Macalin Xasan oo ah Bukaan Qaliin Caloosha ah loogu sameeyey Isbitaalka Weeyn ee Gobolka Baay ayaa waxaa laga deyrinayaa Xaaladiisa Caafimaad taas oo Xaqiijiyeen dhakhaatiirta Isbitaalka.

Mustaf Mukhtar Maxamed oo kamid ah Dhakhaatiirta Isbitaalka Gobolka Bay ayaa ka hadlay Xaaladda Caafimaad ee uu ku sugan yahay Bukaanka, isaga oo sheegay in Bukaanka uu u baahan yahay in loo qaado Caafimaad Dibadda ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here