Bajaajleyda Baydhabo Oo dalbadey In si deg deg ah loo dhameystiro Dhismaha Buundooyinka

0
23

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Buunada Weyn ee Isku Xirta Xaafada Onodka Iyo Suuqa Magalada Baydhabo ayaa la Dhisey Sanadkii Hore Balse Waxaa dhibaata ka soo gaartey Daadadkii Eliino ee Saameyey Guud ahaanba Goboloda Dalka.

Kadib Shirkada gacanta ku heysa dhismaha wadooyinka ayaa Waxaa dib u Dayacatir ku bilowdey Dhismaha Buunadada Maadama ay Halbowla u Tahay Magalada Sidoo kalena Muhiim u tahay Isu Socodka Bulshada Iyo Gawaarida.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here